Barış Manço "Can Bedenden Çıkmayınca" Слова пісні

Переклад:ardeenesfaruso

Can Bedenden Çıkmayınca

Kara haber tez duyulur, “unutsun beni” demişsinBende kalan resimleri, mektupları istemişsinÜzülme sevdiceğim, bir daha çıkmam karşınaSana son kez yazıyorum, hatıralar yeter bana

Unutma ki dünya fani, veren Allah alır canıBen nasıl unuturum seni can bedenden çıkmayınca?

Kurumuş bir çiçek buldum mektupların arasındaBir tek onu saklıyorum, onu da çok görme banaAşkların en güzelini yaşamıştık yıllarcaBütün hüzünlü şarkılar hatırlatır seni bana

Unutma ki dünya fani, veren Allah alır canıBen nasıl unuturum seni can bedenden çıkmayınca?

Kırıldı kanadım kolum, ne yerim var ne yurdumGurbet ele düştü yolum yuvasız kuşlar misaliSelvi boylum, senin için katlanırım bu yazgıyaBöyle yazmışsa yaradan, kara toprak yeter bana

Unutma ki dünya fani, veren Allah alır canıBen nasıl unuturum seni can bedenden çıkmayınca?

Ruuxdoo Aan Jirka Ka Bixin

Warka xumi durba wuu faafaa, Iska kay iloow in aad tiri way isoo gaadhay.Sawiradii iyo waraaqihii dhinaceyga yaalay (aan hayey anigu) in aad rabta way isoo gaadhay,Ha murugoon gacalisadeydaay, markale kaa soo hor bixi maayo,Markii u dambeysay baan warqad kuu soo qorayaa, aniga xusuustaada ayaa igu filan.

Ha ilaawin adduunkan ma waaro, Ilaahii na galiyey ayaa nafta qaadaAniga sideen adiga kuu iloowaa ruuxdeyda oo aan jirka ka bixin?

Ubax qalalay ayaan ka dhex helay waraaqihi dhexdooda,Kaas kaliya ayaan qarsanayaa, isagana wax weyn (oo aan kaa reebtay) ha u arkin.Caashaqa kiisa u qurxoon baan sannado soo wada qaadanay,Dhamaan heesaha murugada leh baa ikaa soo xasuusisaya

Ha ilaawin adduunkan ma waaro, Ilaahii na galiyey ayaa nafta qaadaAniga sideen adiga kuu iloowaa ruuxdeyda oo aan jirka ka bixin?

Garbihii iyo baalashii waan ka burburay, dhul iyo hoy midna ma heystoSida shimbiraha bilaa buulasha ah oo kale bay wadadeydii waxay gashay dhul qurbe ah,Shawrigeygii dheeraayeey (Gabadha buu geedkaas ku matalayaa) dartaa baan u xamilayaa qadartaan ,Haddii uu sidaan Eebbe noo qoray ciidda madoow (dhimasho) baa igu filan.

Ha ilaawin adduunkan ma waaro, Ilaahii na galiyey ayaa nafta qaadaAniga sideen adiga kuu iloowaa ruuxdeyda oo aan jirka ka bixin?

Тут можна знайти слова пісні Can Bedenden Çıkmayınca Barış Manço. Чи текст вірша Can Bedenden Çıkmayınca. Barış Manço Can Bedenden Çıkmayınca текст. Також може бути відомо під назвою Can Bedenden Cikmayinca (Baris Manco) текст.