Samo ku waar - National Anthem of Somaliland
Samo ku waar, samo ku waar, saamo ku waarSarreeye calanka sudhan bilay dhulkiisaa,Samo ku waariyoo iyo bogaadin suganHanbalyo suuban kugu salaannee saamo ku waarGeesiyaashii naftooda u sadqeeyay qarannimada SomalilandXuskooda dhowrsan kugu salaannee samo ku waarGuulside xanbaarsan soo noqoshadiisakalsooniduu mutaystayee dastuurka ku salaanneeMidnimo walaalnimo goobanimo islaanimo kugu salaanee samow samidiyosamo ku waar samo ku waar saamo ku waar