بصمة مُبللة
هذا حبي انا حتى لو لم تكوني موجودة
لا يمضي يوم بدون أن أُرددُ أسمك
بدون قول للأسف وبدون قول أووف
وبدون ان أنتظر أي شيء
لا استطيع ان أضع احداً مكانك
فذلك المكان سيبقى دوماً لكِ
وهذا الجرح هو بصمة مبللة في قلبي
وسينبضُ معكِ حتى النهاية
أحببت بالرغم عنكِ لم أتخلى عنه أبداً
هذا الحزن وهذا السعادة صدقي انها مكتملة ومثالية
بدون ان تقولي تعال وقبل أن أتي اليكِ
لم أشتكي فالحِملُ كان حِمّلي أنا
Saxiix Qoyan
Waa kan jaceylkeyga, Haddii aadan adiga joogin
Maalmuhu maba gudbaanba, Anoon magacaaga xusin
Aaah anigoon dhihin, Ufff anigoon dhihin
Anigoon waxba sugeynin
Booskaaga qofna ma galin karo
Halkaas abid halkaagii bay ahaani
Dhaawacaasi saxiix qoyan oo kale buu qalbigeyga ugu yaal
Abid adiguu kula qaraacmayaa (wadnaheyga dhaawaca ahi)
Gacaliso si kastoo aad yeeshayba anigu kaama quusan
Murugadaan, Farxaddaan, i aamin kulli waxba kama khaldana
Anigoon imoow ku dhihin, Anigoon kuu iman
Ashtako ma qabo, culeysku waa culeyskeyga