Ebru Gündeş "Araftayım" paroles

Traduction vers:ardefamkrorusosq

Araftayım

Bugün yaşıyorsam yarın beni vuracakAşk kokan yatağımın yalnız tarafıBiliyorum susacak bir yerde haklılığım.Ben de hata yaptımlara bırakıp lafı,

Ben, sen yokken her yerde ya da hiçbir yerdeyimMerak edersen eğer neredeyim kiminleyim

Şimdilik araftayım, firardayım, hastayımHatta kim bilir kaç bahar sonra iyileşir yürekBir haftayım on günüm son Günüm hattaBelki ölmek için bile yardımın gerek.

Meel Dhexe Ayaan Joogaa (Janno iyo Naar U Dhaxeysa)

Maanta haddii aan noolahay berri ayey igu dhufaneysaa (wejigabax oo kale) Sariirta uu caashaqu ka soo carfaayo dhinaceeda cidlada ah.Garteydu meel uun bay ku aamusi (ilaa xad baan gar leeyahay) waan ogahay aniguba khaladaad baan sameeyey haddii aan hadalka meel iska dhigo.

Anigu adiga markaad maqan tahay meel walba waan joogaa ama meelna ma joogo.Haddii aad daneyneyso in aad ogaato halka aan joogo iyo cida aan la joogo.

Wakhti xaadirkan meel dhexe baan joogaa, meel ban ah (oo la igu xooray) baan joogaa, xitaa waan xanuunsahayYaa ka war haya immisa gu' kadib buu qalbigu reysan (daboowi)Hal usbuuc, toban maalmood, xitaa maalinteydii u dambeysay baan ku jiraa.Waxaaba suuro gal ah si aan u dhinto in aan garab kaaga baahdo.

Ici on peut trouver les paroles de la chanson Araftayım de Ebru Gündeş. Ou les paroles du poème Araftayım. Ebru Gündeş Araftayım texte. Peut également être connu par son titre Araftayim (Ebru Gundes) texte.