Jako daleko
Na ulicama vjetar, na pameti mi ljubavA usred noći, tamo neke stare kišePjevaju pjesme, potiho i nježnoOnaj koji mi nedostaje, sad je jako daleko
Dani puni nemara, život je bio lijepDani bijahu prolazili u smijehuMoje ruke ih ne mogu dosegnuti, taknutiOnaj koji mi nedostaje, sad je jako daleko
I on mi nedostaje, oh moj jediniJako mu je hladno bez meneTako piše u njegovom posljednjem pismu
I on mi nedostaje, oh moj jediniJako mu je hladno bez meneTako piše u njegovom posljednjem pismu
Meelo Aad U Fog
Wadooyinka dabeyl baa ka dhaceysay, maankeygana cishki baa ka guuxayaHabeenii oo bar tagay, roobabkii hore (xasuus murugo leh)baa heesaya, si degen oo akhyaarnimo lehQofka aan u hiloobay hadda wuu iga fog yahay
Maalmihii loofarnimada (bilaa taxadarka), nolosha qurux ayey aheydQosol bay maalmuhu nagu gudbi jireenGacmaheygu kuma soo gaaraan, mana ku taaban karaanQofka aan u hiloobay hadda wuu iga fog yahay
Gacaliyaheygii, isna wuu ii xiisi jireyMarkii aanan ka ag dhoweyn aad buu u dhaxmoon jirey,Warqadiisii u dambeysay saas baa ku qorneyd
Gacaliyaheygii, isna wuu ii xiisi jireyMar walba wuu ooyi jirey, markii aanan anigu jooginSaas baa ku qorneyd, Warqadisii u dambeysay