Ahmet Aslan "Minnet Eylemem" testo

Traduzione in:arenroso

Minnet Eylemem

har içinde biten gonca güle minnet eylememarabi farisi bilmem, dile minnet eylememsırat-i müstakim üzre gözetirim rahimiiblisin talim ettiği yola minnet eylemem

bir acaip derde düştüm herkes gider karınabugün buldum bugün yerim, hak kerimdir yarınazerrece tamahım yoktur şu dünyanın varınarizkimi veren huda dir kula minnet eylemem

oy nesimi, can nesimi ol gani mihman ikenyarın şefaatlarım ahmed-i muhtar ikencümlenin rızkını veren ol gani settar ikenyeryüzünün halifesi hünkara minnet eylemem

Umaan Riyaaqo

Ubaxa kulelyka ku baaba'aya umaan riyaaqoCarab ama Faariso ma kala aqaano, luuqadaha ma kala soocoWadada toosan ayaan heysanayaa ee Raxiimka (Allaah)Wadada sheydaanka iigu yeeraya maan jalleeco

Murugo qariib ah baan dhex galay, qof waliba waa calooshiis u shaqeysteMaantaan soo helay, maantaana cunay, berrina Eebbe ayaa rizqigeyga hayaAdduunkaan dhaldhalaanka iyo hanti taalla damac iima hayoMidka i irzaaqa waa kan dadka hanuuniya, adoomaha maan kala jecli (waxay sheegaan)

Nooloow, noqo mid nool (oo karaameysan) adigoo marti ah (adduunkan marti ku ah)Berri midka ii shafaaca qaadi doonana isagoo uu Rasuulku yahay S.C.WDadkoo dhan mid u gacan furan (wax bixiya) noqo, adigoo ah mid ceebtoodana asturaDunnidaan dusheeda kuwa xukunka hayana umaan riyaaqo

Qui è possibile trovare il testo della canzone Minnet Eylemem di Ahmet Aslan. O il testo della poesie Minnet Eylemem. Ahmet Aslan Minnet Eylemem testo.