Barış Manço "Sarı Çizmeli Mehmet Ağa" testo

Traduzione in:ardeenfaso

Sarı Çizmeli Mehmet Ağa

Yaz dostumgüzel sevmeyene adam denir miYaz dostumselam almayana yiğit denir miYaz dostumaltı üstü beş metrelik bez içinYaz dostumboşa geçmiş ömre yaşam denir mi

Yaz tahtaya bir dahaTut defteri kitabıSarı çizmeli Mehmet AğaBir gün öder hesabı

Yaz dostumyoksul görsen besle kaymak bal ileYaz dostumgaripleri giydir ipek şal ileYaz dostumöksüz görsen sar kanadın kolunuYaz dostumkimse göçmez bu dünyadan mal ile

Yaz tahtaya bir dahaTut defteri kitabıSarı çizmeli Mehmet AğaBir gün öder hesabı

Yaz dostumBarış söyler kendi bir ders alır mıYaz dostumsu üstüne yazı yazsan kalır mıYaz dostumbir dünya ki haklı haksız karışmışYaz dostumboşa koysan dolmaz, dolusu alır mı

Yaz tahtaya bir dahaTut defteri kitabıSarı çizmeli Mehmet AğaBir gün öder hesabı

Qor Saaxiibkayoow

Qor saaxiibkayoow,Ruuxaan qurux jecleyn "Qof" miyaa loogu yeeraa?Qor saaxiibkayoow,Salaanta qofka aan qaadin "geesi" maa loogu yeeraa?Qor saaxiibkayoow,Karfan kor iyo hoosba 5 mitir ka ah.Qor saaxiibkayoow,Cimri dheeldheel (maalaa yacni) kugu dhaafay "Nolol" ma loogu yeeraa?

Sabuurada ku qor mar kaleSoo qabso buuga iyo kitaabka (si aad ayagana ugu qorto micnaha)Diilin (xariiq) jaalle ah ha mariyo Maxamed Aga (Micnaha ha tirtiro)Maalin uun ayuu xisaabta (deynta) bixin

Qor saaxiibkayoow,Faqiir ah haddaad aragto bur-cad (subag) iyo malab ku quudiQor saaxiibkayoow,Masaakiinta go'/shaal xariir ah ugu labisQor saaxiibkayoow,Agoon haddaad aragto baalashaada ku duub garbihiisa (laabta gali oo xanaanee)Qor saaxiibkayoow,Qofna adduunka maal kalama tago (mar kuu dhinto)

Sabuurada ku qor mar kaleSoo qabso buuga iyo kitaabka (si aad ayagana ugu qorto micnaha)Diilin (xariiq) jaalle ah ha mariyo Maxamed Aga (Micnaha ha tirtiro)Maalin uun ayuun xisaabta (deynta) bixin

Qor saaxııbkayoow,Barish (magaca fanaanka oo micnahiisuna yahay Nabad) wuxuu sheego (oo waano ah), cashar miyuu ka baran?Qor saaxııbkayoow,Biyo dushood qoraal haddaad ku qorto ma dul yaalayaa?Qor saaxııbkayoow,Adduunyadii xaqqa iyo xaq-darradu isku qasmeenQor saaxııbkayoowMeel cidla ah haddii aad wax ku shubto ma buuxsantee buuxeeda ma qaadan kartaa? (Meel maran wixii aad ku dhaamiso maba buuxsameyso sow ma ahan, marka waa tacab khasaaray)

Sabuurada ku qor mar kaleSoo qabso buuga iyo kitaabka (si aad ayagana ugu qorto micnaha)Diilin (xariiq) jaalle ah ha mariyo Maxamed Aga (Micnaha ha tirtiro)Maalin uun ayuun xisaabta (deynta) bixin

Qui è possibile trovare il testo della canzone Sarı Çizmeli Mehmet Ağa di Barış Manço. O il testo della poesie Sarı Çizmeli Mehmet Ağa. Barış Manço Sarı Çizmeli Mehmet Ağa testo. Può anche essere conosciuto per titolo Sari Cizmeli Mehmet Aga (Baris Manco) testo.